Hay’addaha nala shaqeeya
World Health Organization .......................................................... International Organization For Migration ............................................................ United Nations International Children's Emergency Fund ........................................................... United Nations Population Fund ............................................................. World Food Program ............................................................ United Nations & AIDS‎ ........................................................... Save the Chlidren ...........................................................
Kulankii wasaaradda caafimaadka iyo Safiirka Finland u fadhiya Nairobi
17523657_1354842051243313_6126988514900868471_n
Shirka billaha ee Wasaaradda
IMG-20170326-WA0006
Arday dhammaysatay xirfadda umulisooyinka
680_5
Baabuurtii Save Children ku wareejisey W.caafimaadka
images
Shaqaalaha wasaaradda oo u baxaya caawinta abaaraha
15841659_1609059252443476_453032476_n
Kulankii dib u eegista caafimaadka
IMG_8455
Booqashadii isbitaalka Garoowe
IMG_8828
Booqashadii wasiirka ee dhulka laamiga ka baxsan
laamiga

Kulan looga hadlayay Xog uruurinta Caafimaadka oo ka Furmay wasaaradda Caafimaadka.

2016-07-11 10.52.18Hoolka wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland waxaa manta ka furmay shir dib loogu eegayo Buugta  xogta Caafimaadka lagu uruuriyo.

Waxaa shirka kasoo qeyb galay Madaxda wasaaradda  Caafimaadka,Iskuduwayaasha Gobolada,Xog uruuriyaasha wasaaradda ee heer Gobol,Masuuliyiin ka socday Ha’yadaha Caalamigaa iyo kuwa maxaligaa.

Agaasimaha waaxda Qorshaynta iyo hormarinta wasaaradda Caafimaadka DR.Cabdirisaq Xasan Ciise ayaa ugu horeyn shirka Furay waxaana hadaladisii ka mid ahaa”Shirkan manta wuxuu saabsanyahay sidii la iskula fiirin lahaa Buugtii horey xogta Caafimaadka lagu soo uruurin jiray,oo wax ka badal lagu sameeyay,lana keenay Buug Cusub, Runtii waxaa tihiin dadkii howshan sida saxdaa u qaban lahaa marka waa in aad ka faaidaysataan shirkan inta uu socdo kana doodan Buugtan Cusub wixii ka dhiman.”

Agaasimaha oo hadalkisii sii wata ayaa qeexay in Buugtii hore ee la isticmaalayay  2010kii ilaa hada ay ka koobnayeen 50 muujiyaasha xogta,kuwa hada ay ka koobyihiin  98 muujiyaasha xogta oo ah laba jibaar kuwii hore.”

Agaasimaha Cudurada Faaf Dr.Cali Diiriye ayaa isna hadal dardaaran ah ka jeediyay.

Shirkan ayaa socon doona mudo Sadex Barri ah sida uu noo xaqiijiyay madaxa Xog uruurinta wasaaradda Caafimaadka Puntland  Dr.Sharmaake Naaleeye.

Isku soo wada duuboo Shirkan ayaa lagu baran doonaa macluumaad wax looga badalayo xog uruurinta Caafimaadka Puntland.

2016-07-11 09.11.462016-07-11 09.12.172016-07-11 09.13.022016-07-11 10.51.022016-07-11 10.51.362016-07-11 10.52.52

Wasiirka Caafimaadka Dr. Cabdinaasir Cuuke
wasiir
Wasiir ku xiggeen Farah Mohamed
Wasiiru Dowle Sayid Cumar
IMG-20160217-WA0000[1]
Agaasimaha Guud Dr Cabdirisaaq Xirsi
Agaasimaha-guud-ee-wasaaradda-Caafimaadka-Puntland-Cabdisaaq-Xirsi-Xasan
Follow Us

    

Follow Us