Hay’addaha nala shaqeeya
World Health Organization .......................................................... International Organization For Migration ............................................................ United Nations International Children's Emergency Fund ........................................................... United Nations Population Fund ............................................................. World Food Program ............................................................ United Nations & AIDS‎ ........................................................... Save the Chlidren ...........................................................
Kulankii wasaaradda caafimaadka iyo Safiirka Finland u fadhiya Nairobi
17523657_1354842051243313_6126988514900868471_n
Shirka billaha ee Wasaaradda
IMG-20170326-WA0006
Arday dhammaysatay xirfadda umulisooyinka
680_5
Baabuurtii Save Children ku wareejisey W.caafimaadka
images
Shaqaalaha wasaaradda oo u baxaya caawinta abaaraha
15841659_1609059252443476_453032476_n
Kulankii dib u eegista caafimaadka
IMG_8455
Booqashadii isbitaalka Garoowe
IMG_8828
Booqashadii wasiirka ee dhulka laamiga ka baxsan
laamiga

Hay,ada MSF oo dib uga howlgalaysa Cusbitaalka Gaalkacyo(Sawirro)

IMG-20170123-WA0023Hay’adda Dhakhaatiirta aan xuduuda lahayn ee MSF, ayaa adeegyadii caafimaad dib uga bilaabaysa Isbitaalka Guud ee Magaalada Gaalkacyo.

Mas’uuliyiin katirsan MSF, oo soo gaaraan Garowe ayaa kulan la qaatay Wasaaradda caafimaadka PuntlandKulankaas waxaa wasiirka caafimaadka Puntland Cabdinaasir Cismaan Cuuke ku weheliyey,agaasimaha guud ee wasaaradda caafimaadka Puntland Cabdirisaaq Xirsi Xasan, agaasime waaxeedyada wasaaradda caafimaadka, masuuliyiin ka socota Isbitaalka guud ee Galkcayo iyo xubno ka tirsan MSF ayaa lagu kala saxiixday heshiiska ay MSF uga howlgalayso Puntland gaar ahaan Isbitaalka Gaalkacyo, waxaana uu wasiir Cabdinaasir Cismaan Cuuke sheegay inay dadaal dheer ku bixiyeen sidii adeegyadii Caafimaad ee MSF dib loogu soo celin lahaa gobolka Mudug.

Cuuke, ayaa sheegay howgalkeeda Puntland ee hay’addaas tijaabo u yahay guud ahaan Soomaaliya inay ka howlgasho, wuxuuna ku baaqay in si wanaagsan loola shaqeeyo oo laga faa’iidaysto adeegyada ay bixin doonto.

Guatam Chatterjee oo ah ninka hay’addaas u qaabilsan Soomaaliya, ayaa dhankiisa tilmaamay in gaarista hishiiskan uu soo maray marxalado kala duwan isagoo xusay inuu ku faraxsanyahay in mar kale MSF ka howlgasho Soomaaliya.

Qorshaha MSF kaga howlgalayso Puntland, ayaa socon doona muddo saddex sano ah, waxaana arrintani timid kadib shirar kala duwan oo dowladda iyo mas’uuliyiinta hay’addaas ku yeesheen magaalada Nairobi wakhtiyo kala duwan.

Hay,ada MSF ayaa June 1, 2006, si rasmi ah uga baxday cusbitaalkii guud ee magaalada Gaalkacy.

IMG-20170123-WA0053

IMG-20170123-WA0021

IMG-20170123-WA0033

IMG-20170123-WA0023

IMG-20170123-WA0044

IMG-20170123-WA0050

Wasiirka Caafimaadka Dr. Cabdinaasir Cuuke
wasiir
Wasiir ku xiggeen Farah Mohamed
Wasiiru Dowle Sayid Cumar
IMG-20160217-WA0000[1]
Agaasimaha Guud Dr Cabdirisaaq Xirsi
Agaasimaha-guud-ee-wasaaradda-Caafimaadka-Puntland-Cabdisaaq-Xirsi-Xasan
Follow Us

    

Follow Us