Hay’addaha nala shaqeeya
World Health Organization .......................................................... International Organization For Migration ............................................................ United Nations International Children's Emergency Fund ........................................................... United Nations Population Fund ............................................................. World Food Program ............................................................ United Nations & AIDS‎ ........................................................... Save the Chlidren ...........................................................
Kulankii wasaaradda caafimaadka iyo Safiirka Finland u fadhiya Nairobi
17523657_1354842051243313_6126988514900868471_n
Shirka billaha ee Wasaaradda
IMG-20170326-WA0006
Arday dhammaysatay xirfadda umulisooyinka
680_5
Baabuurtii Save Children ku wareejisey W.caafimaadka
images
Shaqaalaha wasaaradda oo u baxaya caawinta abaaraha
15841659_1609059252443476_453032476_n
Kulankii dib u eegista caafimaadka
IMG_8455
Booqashadii isbitaalka Garoowe
IMG_8828
Booqashadii wasiirka ee dhulka laamiga ka baxsan
laamiga

Koox ka tirsan wasaaradda caafimaadka Puntland oo daaweyn u tagtay magaalada Buuhoodle

17522680_1653076951372543_8711346547961992137_nKooxdii ugu horreysey ee ka socota wasaaradda caafimaadka Puntland ayaa gaartay magaalada Buuhoodle, kadib markiii dad ka toban qof ay cudurka shuban biyoodka ugu dhinteen.

Ilaa hadda inta la xaqiijiyay 13 ruux ayaa u dhimatay cudurka shuban biyoodka oo dhowaan deegaanka ka dilaacay,waxaa kaloo hadda xannuunka la jiifa dad ka badan soddon ruux, sida laga soo xigtay saraakiisha caafimaadka deegaanka.

“Waxaan u tagnay Buuhoodle sidii daaweyn looga billaabi lahaa, waxaan ku dadaalleynaa in la xakameeyo cudurka.” ayuu yiri Khaalid Muuse oo ka tirsan kooxda caafimaadka ee ka socota wasaaradda caafimaadka Puntland.

Wuxuu inta ku daray inay tageen deegaannada miyiga, halkaas oo ay wacyi gelin ka billaaben si looga hortago inuu cudurku ku faafo bulshada oo dhan.

“Dadka waxaan u sheegaynaa in nafaadda  lugu dadaallo, si looga hortago cudurku inuu fido.”ayuu yiri Khaalid.

Ugu dambeyntii, wasaaradda caafimaadka Puntland war ka soo baxay waxaa lugu beeniyay magaalada Buuhoodle inuu ka dilaacay cudurka daacunka, iyadoo looga digay hay’addaha caafimaadka inay baahiyaan been abuurka ku aadan cudurka ka jira magaalada Buuhoodle.

 

17522680_1653076951372543_8711346547961992137_n
__

Wasiirka Caafimaadka Dr. Cabdinaasir Cuuke
wasiir
Wasiir ku xiggeen Farah Mohamed
Wasiiru Dowle Sayid Cumar
IMG-20160217-WA0000[1]
Agaasimaha Guud Dr Cabdirisaaq Xirsi
Agaasimaha-guud-ee-wasaaradda-Caafimaadka-Puntland-Cabdisaaq-Xirsi-Xasan
Follow Us

    

Follow Us