Hay’addaha nala shaqeeya
World Health Organization .......................................................... International Organization For Migration ............................................................ United Nations International Children's Emergency Fund ........................................................... United Nations Population Fund ............................................................. World Food Program ............................................................ United Nations & AIDS‎ ........................................................... Save the Chlidren ...........................................................
Kulankii wasaaradda caafimaadka iyo Safiirka Finland u fadhiya Nairobi
17523657_1354842051243313_6126988514900868471_n
Shirka billaha ee Wasaaradda
IMG-20170326-WA0006
Arday dhammaysatay xirfadda umulisooyinka
680_5
Baabuurtii Save Children ku wareejisey W.caafimaadka
images
Shaqaalaha wasaaradda oo u baxaya caawinta abaaraha
15841659_1609059252443476_453032476_n
Kulankii dib u eegista caafimaadka
IMG_8455
Booqashadii isbitaalka Garoowe
IMG_8828
Booqashadii wasiirka ee dhulka laamiga ka baxsan
laamiga

Magaalada Boosaaso oo laga xusay maalinta cudurka duumada ee adduunka-

IMG_9898Munaasabad lagu xusayey maalinta duumada adduunka (World Malaria day) ayaa lagu qabtay xarunta huteel Gacayte ee magaalada Boosaaso, iyadoo munaasabaddaasi ay soo qaban qaabisay wasaaradda caafimaadka Puntland

Waxaa xafladda ka soo qeyb galay wasiirka caafimaadka Puntland, maamulka gobolka Bari, kan degmada Boosaaso, fanaaniin, madax ka socotay hay’addaha WHO iyo Unicef iyo bulshada qaybaheeda kale duwan.

Dr Abdikariin Xuseen Xasan oo ah madaxa la dagaalanka malaariyada iyo cudurrada faafa ee Puntland ayaa ka sheekeeyey waxyaabaha sababay in gobolka Bari oo aan awal duumada lahayn uu haatan noqdo meel ay ka jirto khatartu.

Dr Tedla oo ka socd hay’adda UNICEF global Fun oo isna goobta ka hadlay ayaa sheegay in sanad walba cudurka duumada ay u dhintaan malaayiin qof oo ku nool dunida, waana muhiim in loo istaago in la ciribtiro waana macquul in la ciribtiro cudurkaasi.

Duqa Degmada Boosaaso Yaasin Mire Maxamuud ayaa sheegay in ay meel uga wada soo jeesanayaan sidii loo cidhib tiri lahaa cudurka duumada waxaanu bulshada reer Boosaaso ugu baaqay in ay ka feejignaadaan waxyaabaha dhaliya cudurka malaariyada ama duumada

Ugu dambayntii waxaa halkaa ka hadlay wasiirka wasaaradda caafimaadka Puntland Dr Cabdinaasir Cismaan Ciise Cuuke isagoo sheegay in cudurkan la cidhib tiri karo Puntland gaar ahaan magaalada Boosaaso.

Dinaca kale wasiirka ayaa daahfuray  olole balaaaran oo lagula dagaalamayo cudurka duumada.

Hal ku dhigga daahfurka ayaa ahaa cidhib tirka duumadu way wanaagsan tahay.
Fanaaniin ayaa iyaguna goobta ku soo bandhigay murtiyo kala duwan oo ka turjumaysa khatarta cudurka duumada/malaariyada.

 

IMG_8982-740x493

IMG_9435-740x493

IMG_9440-740x493

IMG_9443-740x493

IMG_9442-740x493

IMG_9441-740x493

IMG_9439-740x493

IMG_9438-740x493

IMG_9437-740x493

IMG_9436-740x493

IMG_9079-740x493

 

Wasiirka Caafimaadka Dr. Cabdinaasir Cuuke
wasiir
Wasiir ku xiggeen Farah Guled
Wasiiru Dowle Sayid Cumar
IMG-20160217-WA0000[1]
Agaasimaha Guud Dr Cabdirisaaq Xirsi
Agaasimaha-guud-ee-wasaaradda-Caafimaadka-Puntland-Cabdisaaq-Xirsi-Xasan
Follow Us

    

Follow Us