Hay’addaha nala shaqeeya
World Health Organization .......................................................... International Organization For Migration ............................................................ United Nations International Children's Emergency Fund ........................................................... United Nations Population Fund ............................................................. World Food Program ............................................................ United Nations & AIDS‎ ........................................................... Save the Chlidren ...........................................................
Kulankii wasaaradda caafimaadka iyo Safiirka Finland u fadhiya Nairobi
17523657_1354842051243313_6126988514900868471_n
Shirka billaha ee Wasaaradda
IMG-20170326-WA0006
Arday dhammaysatay xirfadda umulisooyinka
680_5
Baabuurtii Save Children ku wareejisey W.caafimaadka
images
Shaqaalaha wasaaradda oo u baxaya caawinta abaaraha
15841659_1609059252443476_453032476_n
Kulankii dib u eegista caafimaadka
IMG_8455
Booqashadii isbitaalka Garoowe
IMG_8828
Booqashadii wasiirka ee dhulka laamiga ka baxsan
laamiga

Mashruuc lagu xoojinayo caafimaadka Puntland oo Garoowe lagu daahfuray

IMG_7105Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Eng. Cabdixakiin Cabdullahi Cumar ayaa maanta oo Arbaca ah magaalada Garoowe ku Daah-furay mashruuc loogu magacdaray xoojinta caafimaadka Puntland ee 2017-2019, waxaana mashruucan maalgeliyey Bangiga horrumarinta Jamarlka<.

Furitaanka Mashruucan waxaa madaxweyne ku-xigeenka Puntland ku wehelinaayey masuuliyiin ka tirsan goloyaasha dowladda Puntland, wefti uu hogaaminayo safiir ku-xigeenka dalka Jarmalka u fadhiga Soomaaliya Mr. Markus Bollmohr iyo hay’addaha hawl-waddeenka la ah Wasaaradda Caafimaadka Puntland iyo hay’addo kale oo caalami ah.

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Eng. Cabdixakiin Cumar Camey oo kahadlay daahfurka mashuucan xoojinta caafimaadka ayaa sheegay in mashruucani yahay mid wax weyn ka taridoona hawlaha horumarrineed ee caafimaadka Puntland, waxaana uu Madaxweyne ku-xigeenku sheegay in mashruucani isugu jiro hawlo caafimaad iyo dhismayaal xarumo caafimaad oo laga hirgelinayo labada gobol ee Mudug iyo Nugaal. Mashruucan ayaa la sheegay in dib u habayn iyo dayactir lagu samayn doono 20 Xarumaha Daryeelka Caafimaadka Hooyada (MCH) iyo daboolidda hawlaha caafimaad ee aasaasiga ah ee labada gobol ee Nugaal iyo Mudug.

Ergayga ka socdey Safaaradda Jarmalka ayaa sheegay in mashruucan ay ka faa’ideysanayaan dad ka badan 2.2 milyan oo Soomaali ah, isla markaana uu kor u qaadayo caafimaadka Hooyada iyo dhalaanka iyo weliba nafaqeynta dadka u baahan. Mashaariicdan ayaa u qaybsan labo, waxaana mid kamid ah hay’adda GIZ u wakiilatey fulintiisa hay’adda daryeelka hooyada iyo dhalaanka ee UNICEF.

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dawladda Puntland Cabdinaasir Cismaan Ciise ayaa dhankiisa ku dheeraaday muhiimadda ay mashaariicdani u leedahay Puntland iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeedba ee ku sugan guddaha Puntland, waxaana uu sidoo kale kahadlay waxqabadka balaadhan ee Wasaaradda Caafimaadku ka qabatay goboladda Puntland iyo kuwa hadda qorsha ugu jira inay fulliso oo dhamaantood waxtar buuxa u leh arrimaha caafimaadka ee Dawladda Puntland.
IMG_2259
IMG_2255
IMG_2221
IMG_7105
IMG_2392
IMG_2394
IMG_2404
IMG_2409
IMG_2438
IMG_2451
IMG_2461
IMG_2467
IMG_2470
IMG_2479
IMG_2482
IMG_2493
IMG_2512
IMG_2516
IMG_2526
IMG_2538IMG_2542
IMG_6966
IMG_6969
IMG_6975
IMG_6981
IMG_6991

IMG_7039
IMG_7080-1

IMG_7111

Wasiirka Caafimaadka Dr. Cabdinaasir Cuuke
wasiir
Wasiir ku xiggeen Farah Mohamed
Wasiiru Dowle Sayid Cumar
IMG-20160217-WA0000[1]
Agaasimaha Guud Dr Cabdirisaaq Xirsi
Agaasimaha-guud-ee-wasaaradda-Caafimaadka-Puntland-Cabdisaaq-Xirsi-Xasan
Follow Us

    

Follow Us