Hay’addaha nala shaqeeya
World Health Organization .......................................................... International Organization For Migration ............................................................ United Nations International Children's Emergency Fund ........................................................... United Nations Population Fund ............................................................. World Food Program ............................................................ United Nations & AIDS‎ ........................................................... Save the Chlidren ...........................................................
Kulankii wasaaradda caafimaadka iyo Safiirka Finland u fadhiya Nairobi
17523657_1354842051243313_6126988514900868471_n
Shirka billaha ee Wasaaradda
IMG-20170326-WA0006
Arday dhammaysatay xirfadda umulisooyinka
680_5
Baabuurtii Save Children ku wareejisey W.caafimaadka
images
Shaqaalaha wasaaradda oo u baxaya caawinta abaaraha
15841659_1609059252443476_453032476_n
Kulankii dib u eegista caafimaadka
IMG_8455
Booqashadii isbitaalka Garoowe
IMG_8828
Booqashadii wasiirka ee dhulka laamiga ka baxsan
laamiga

Wasaaradda caafimaadka Puntland iyo Safiirka Finland u fadhiya Nairobi oo kulan yeeshay

safiirSafiirka Finland u fadhiya Nairobi isla markaana Finland u qaabilsan arrimaha  Soomaaliya, Erateriya, Keenya iyo Seychelles  Miss. Tarja Fernandez iyo wasaaradda caafimaadka Puntland ayaa waxay  kulan ku yeesheen wasaaradda caafimaadka Puntand.  Safarka Safiirka ayaa wuxuu daba socdey shirrar ay wasaaradda iyo Safiirku hore ugu yeesheen Nairobi. Shirkan oo ula jeedadiisu ahayd in waddanka Finland sii wado mashruuc hore uga socdey Puntland kaas  oo Puntland ka dhammaaday sanadkan bishii shannaad isla markaana dowladda Finand  ka ahayd deeq bixiye. 

Mashruucan oo magaciisu ahaa MIda-Finnsom ayaa wuxuu ahaa mid dad khabiiro ahi ay kaga hawl galayeen sida wasaaradda caafimaadka Puntland,  Isbitaalka Garoowe, Isbitaalka Boosaaso, Jaamacaddaha PSU iyo East Africa.   Waxay dadka khabiirradaha ahi isugu jireen barafasooro , dhakhaatiir, kalkaalisooyin caafimaad, macallimiin, injineero.

 

Hadaba wasaaradda caafimaadka Puntland waxay dadaal dheer u gashay in mashruucu ka sii socdo Puntland taas oo Safiirkuna aqbalay in mashruucu ka sii socdo Puntland.   Waxay kaloo sheegtay Miss. Tarja Fernandez inay aad ugu faraxsan tahay wada shaqaynta Puntland iyo Finland isla markaana ay sii wadidoonaan wadashaqaynta ay la leeyihiin wasaaradda caafimaadka Puntland

 

Waxaa kulanka wasaaraddu la yeelatay safiirka ku weheliyey wasiirka caafimaadka Cabdinaasir Cismaan Cuuke Wasiiru Dowlaha wasaaradda caafimaadka Sayid Cumar, Agaasimaha Guud Cabdirisaaq Xirsi Xasan, Agaasime waaxeedyada kala ah Idil Cabdi Khaliiif, Cabdirisaaq Abshir iyo Cabdirisaaq Xasan Ciise iyo Cabdirashiid Cawed Diiriye. Dhinaca safiirkana waxaa weheliyey gacan yaraheeda khaas ah Toni Sandell.

 

17523657_1354842051243313_6126988514900868471_n

safiir

Wasiirka Caafimaadka Dr. Cabdinaasir Cuuke
wasiir
Wasiir ku xiggeen Aamina Xadhigle
Amina Xadhigle
Wasiiru Dowle Sayid Cumar
IMG-20160217-WA0000[1]
Agaasimaha Guud Dr Cabdirisaaq Xirsi
Agaasimaha-guud-ee-wasaaradda-Caafimaadka-Puntland-Cabdisaaq-Xirsi-Xasan
Follow Us

    

Follow Us