Hay’addaha nala shaqeeya
World Health Organization .......................................................... International Organization For Migration ............................................................ United Nations International Children's Emergency Fund ........................................................... United Nations Population Fund ............................................................. World Food Program ............................................................ United Nations & AIDS‎ ........................................................... Save the Chlidren ...........................................................
Kulankii wasaaradda caafimaadka iyo Safiirka Finland u fadhiya Nairobi
17523657_1354842051243313_6126988514900868471_n
Shirka billaha ee Wasaaradda
IMG-20170326-WA0006
Arday dhammaysatay xirfadda umulisooyinka
680_5
Baabuurtii Save Children ku wareejisey W.caafimaadka
images
Shaqaalaha wasaaradda oo u baxaya caawinta abaaraha
15841659_1609059252443476_453032476_n
Kulankii dib u eegista caafimaadka
IMG_8455
Booqashadii isbitaalka Garoowe
IMG_8828
Booqashadii wasiirka ee dhulka laamiga ka baxsan
laamiga

Shirk u saabsan isku xirka iyo horumarinta caafimaadka Soomaaliya oo Garoowe lagu qabtay

Wasaaradda caafimaadka Puntland waxaa saaka ka furmay shir ay soo qaban qaabisay wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ayna ka qayb gelayaan dowlad gobolleedyada Soomaaliya iyo Deeq bxiyaasha.

Shirkan oo socondoona laba maalmood ahna heer agaasimayaal ayaa si gaar ah waxaa looga hadlayaa mashruuc ku saabsan isku xirka caafimaadka Soomaaliya, kaasoo ka socda gobola bari (Puntland), Cadaado (Galmudug)  iyo Jubada Hoose (Jubbaland).

Agaasimaha guud ee wasaaradda caafimaadka Puntland Dr. Cabdirisaaq Xirsi Xasan ayaa weriyaasha u sheegay in shirkan lagu falaqayndoono qaabka ay shaqadu u socoto iyo sidii loogu midoobi lahaa horumarinta caafimaadka Soomaaliya.

Agaasimaha guud  ee wasaaradda caafimaadka Soomaaliya Dr Cabdilaahi Xaashi Cali ayaa wasaaradda caafimaadka Puntland uga mahad celiyey inay fududaysay shirkan mihiimka ah, isagoo sheegay inay dowlad federaalka ah iyo dowlad gobolleedyadu ka doodayaan in la qiimeeyo baahiyaha caafimaad ee mudnaanta leh ee ka jira gobollada uu mashruucani ka socdo.

 

 

 

 

Wasiirka Caafimaadka Dr. Cabdinaasir Cuuke
wasiir
Wasiir ku xiggeen Farah Mohamed
Wasiiru Dowle Sayid Cumar
IMG-20160217-WA0000[1]
Agaasimaha Guud Dr Cabdirisaaq Xirsi
Agaasimaha-guud-ee-wasaaradda-Caafimaadka-Puntland-Cabdisaaq-Xirsi-Xasan
Follow Us

    

Follow Us