Hay’addaha nala shaqeeya
World Health Organization .......................................................... International Organization For Migration ............................................................ United Nations International Children's Emergency Fund ........................................................... United Nations Population Fund ............................................................. World Food Program ............................................................ United Nations & AIDS‎ ........................................................... Save the Chlidren ...........................................................
Kulankii wasaaradda caafimaadka iyo Safiirka Finland u fadhiya Nairobi
17523657_1354842051243313_6126988514900868471_n
Shirka billaha ee Wasaaradda
IMG-20170326-WA0006
Arday dhammaysatay xirfadda umulisooyinka
680_5
Baabuurtii Save Children ku wareejisey W.caafimaadka
images
Shaqaalaha wasaaradda oo u baxaya caawinta abaaraha
15841659_1609059252443476_453032476_n
Kulankii dib u eegista caafimaadka
IMG_8455
Booqashadii isbitaalka Garoowe
IMG_8828
Booqashadii wasiirka ee dhulka laamiga ka baxsan
laamiga

Shirkii billaha ahaa ee Wasaaradda caafimaadka ayaa ka dhacay hoolka shirarka ee wasaaradda

IMG-20170326-WA0004Waxaa markay taariikhdu ahayd 2o-21 ka dhacay hoolka shirarka ee wasaaradda caafimaadka Puntland shirkii billaha ahaa kaas oo bishiiba mar la qabto lagagana hadlo waxqabadka wasaaradda. Waxaa kaloo shirka lagu soo bandhigayey waxqabadkii 2016 ee waaxyaha wasaaradda caafimaadka Dowlad Gobollleedka Puntland. Waxaa shirka furay wasiirka wasaaradda caafimaadka Cabdinaasir Cismaan Ciise (Cuuke). Furitaanka kadib waxaa wasiirka aad ugu mahadceliyey shaqaalaha wasaaradda caafimaadka isagoo sheegay in shaqaalaha wasaaraddu yihiin dad isku xidhan isla markaana yihiin shaqaale heegan u ah ummadooda. Waxaa kaloo wasiirku meesha ka sheegay ammaanta Madaxweynaha Puntland Cabdiweli ee ku aadan shaqada fiican ee wasaaraddu qabato.

Waxaa kaloo isna goobta ka hadlay Agaasimaha wasaaradda caafimaadka oo isna u mahadceliey shaqaalaha wasaaradda shaqada fiican ee ay hayaan loona baahan yahay in lasii dardar geliyo.

Waxaa sidoo kale abaalmarino la guddoonsiiyey dadkii ugu isticmaalka badnaa mashiinka xaadirinta ee shaqaalaha joogistooda shaqada lagua socdo taas oo ay soo bandhigeen waaxda shaqada iyo shaqaaluhu.

Waxaa kaloo iyana shirka ka sooo baxay in wasaaraddu ka qayb qaadato gurmadka abaaraha iyadoo awalba wasaaraddu ku jirtey hadana in si shakhsi ah looga qayb qaato qof waliba la baxo wixii uu awoodo taas oo loo saaray Guddi.

IMG-20170326-WA0005

IMG-20170326-WA0006

IMG-20170326-WA0008

IMG-20170326-WA0018

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Wasiirka Caafimaadka Dr. Cabdinaasir Cuuke
wasiir
Wasiir ku xiggeen Aamina Xadhigle
Amina Xadhigle
Wasiiru Dowle Sayid Cumar
IMG-20160217-WA0000[1]
Agaasimaha Guud Dr Cabdirisaaq Xirsi
Agaasimaha-guud-ee-wasaaradda-Caafimaadka-Puntland-Cabdisaaq-Xirsi-Xasan
Follow Us

    

Follow Us