Hay’addaha nala shaqeeya
World Health Organization .......................................................... International Organization For Migration ............................................................ United Nations International Children's Emergency Fund ........................................................... United Nations Population Fund ............................................................. World Food Program ............................................................ United Nations & AIDS‎ ........................................................... Save the Chlidren ...........................................................
Kulankii wasaaradda caafimaadka iyo Safiirka Finland u fadhiya Nairobi
17523657_1354842051243313_6126988514900868471_n
Shirka billaha ee Wasaaradda
IMG-20170326-WA0006
Arday dhammaysatay xirfadda umulisooyinka
680_5
Baabuurtii Save Children ku wareejisey W.caafimaadka
images
Shaqaalaha wasaaradda oo u baxaya caawinta abaaraha
15841659_1609059252443476_453032476_n
Kulankii dib u eegista caafimaadka
IMG_8455
Booqashadii isbitaalka Garoowe
IMG_8828
Booqashadii wasiirka ee dhulka laamiga ka baxsan
laamiga

Wasaaradda caafimaadka Puntland oo baadiyaha u dirtay dhakhaatiir

3Wasaaradda Caafimaadka ee dowladda Puntland ayaa gobollada Puntland u kala dirtay kooxo caafimaad. Muddadii u dhaxaysay 16-26 bishaan labaad kooxaahaasi waxay kal aadeen degmooyinka Burtinle, Buuhoodle, Bargaal, Ufayn, Degmoyinka Gobalka sanaag, iyo Heylaan, taleex iyo Xudun, kooxahan oo ka kooban, Dhakhaatiir iyo kalkaaliyaal watana agabka caafimaad sida Daawada iyo qalabka wax lagu baaro.

Dhaqaatiirtaa waxay guud ahaan daaweeyeen, nafaqeeyeen, dad gaaraya  5,041 qof oo isku jira carruur iyo dad waawayen oo ay ugu tageen meelihii ay daganaayeen iyo tuulooyinka abaartu ka jirto, oo ay ka jireen baahiyo caafimaad.

Waxaa uu qorshuhu yahay in kooxaan wadaan shaqada ilaa 3 billod, sidoo kale waxay wasaraddu qorshasay in asbuuc ka dib ay kooxo kale u dirto meelaha baahiyaha kale ka jiraan.

 

 

 

Capture

3

 

 

 

 

 

4

 

 

 

 

 

5

 

 

 

 

 

79 - Copy

 

 

 

 

 

 

 

Wasiirka Caafimaadka Dr. Cabdinaasir Cuuke
wasiir
Wasiir ku xiggeen Aamina Xadhigle
Amina Xadhigle
Wasiiru Dowle Sayid Cumar
IMG-20160217-WA0000[1]
Agaasimaha Guud Dr Cabdirisaaq Xirsi
Agaasimaha-guud-ee-wasaaradda-Caafimaadka-Puntland-Cabdisaaq-Xirsi-Xasan
Follow Us

    

Follow Us