Hay’addaha nala shaqeeya
World Health Organization .......................................................... International Organization For Migration ............................................................ United Nations International Children's Emergency Fund ........................................................... United Nations Population Fund ............................................................. World Food Program ............................................................ United Nations & AIDS‎ ........................................................... Save the Chlidren ...........................................................
Kulankii wasaaradda caafimaadka iyo Safiirka Finland u fadhiya Nairobi
17523657_1354842051243313_6126988514900868471_n
Shirka billaha ee Wasaaradda
IMG-20170326-WA0006
Arday dhammaysatay xirfadda umulisooyinka
680_5
Baabuurtii Save Children ku wareejisey W.caafimaadka
images
Shaqaalaha wasaaradda oo u baxaya caawinta abaaraha
15841659_1609059252443476_453032476_n
Kulankii dib u eegista caafimaadka
IMG_8455
Booqashadii isbitaalka Garoowe
IMG_8828
Booqashadii wasiirka ee dhulka laamiga ka baxsan
laamiga

Wasaaradda Caafimaadka Puntland oo diyaarinaysa qorshaha caafimaadka ee shanta sano ee soo socota

15857575_1609073085775426_1510486289_oWaxaa maanta ka furmay xarunta Wasaaradda Caafimaadka shir looga arrinsanayo soo saarista qeybtiisa labaad qorshaha 4 sano ama 5 sano ee soo socota uu ku shaqeyn lahaa Caafimaadka Puntland Ka dib markii uu bishii December 2016 soo dhamaaday qorshihii horre oo kasoo bilowday 2013 ilaa 2016 .

Agaasimaha Guud ee Wasaarada Caafimaadka Dowlada Puntland Cabdirisaaq Xirsi Xasan oo ka hadlay shirkaan ayaa sheegay in lagu soo bandhigi doono shirkaan wixii laga bartay, Guulihii la gaaray iyo Caqabadihii ka jiray mudadii uu socday qorshihii horre ee kasoo bilowday 2013 ilaa 2016-ka.

 

Cabdirasaaq Xirsi ayaa sheegay in ujeedada shirkaan tahay la tashi, Islamarkaana ay kasoo qeyb galeen dhamaan Isku duwayaasha Caafimaadka ee Gobolada Puntland, Masuul ka socda daryeelka caafimaadka Asaasiga ah,Madaxda Dhakhaatiirta isbitaalada, Saraakiil ka socda Wasaaradaha Maaliyadda , Qorsheynta iyo Qeybo ka socda Ururada bulshada rayidka.

Agaasime Cabdirasaaq Xirsi Xasan ayaa intaas ku daray inay ka mid yihiin waxyaabaha ay xooga saari doonaan 5ta sano ee soo socota cudurada la xiriira dhimirka/maskaxda kuwaas oo uu sheegay in dadka qaba ay kusoo badanayaan deegaanada Puntland, Islamarkaana ay u baahan yihiin daryeel caafimaad oo rasmiya.

 

15870800_1609073555775379_1491154623_n

15871275_1609073642442037_619953550_n

15879549_1609073392442062_1272573258_n

IMG_99471

15909171_1609072449108823_978786867_o

Wasiirka Caafimaadka Dr. Cabdinaasir Cuuke
wasiir
Wasiir ku xiggeen Aamina Xadhigle
Amina Xadhigle
Wasiiru Dowle Sayid Cumar
IMG-20160217-WA0000[1]
Agaasimaha Guud Dr Cabdirisaaq Xirsi
Agaasimaha-guud-ee-wasaaradda-Caafimaadka-Puntland-Cabdisaaq-Xirsi-Xasan
Follow Us

    

Follow Us