Hay’addaha nala shaqeeya
World Health Organization .......................................................... International Organization For Migration ............................................................ United Nations International Children's Emergency Fund ........................................................... United Nations Population Fund ............................................................. World Food Program ............................................................ United Nations & AIDS‎ ........................................................... Save the Chlidren ...........................................................
Kulankii wasaaradda caafimaadka iyo Safiirka Finland u fadhiya Nairobi
17523657_1354842051243313_6126988514900868471_n
Shirka billaha ee Wasaaradda
IMG-20170326-WA0006
Arday dhammaysatay xirfadda umulisooyinka
680_5
Baabuurtii Save Children ku wareejisey W.caafimaadka
images
Shaqaalaha wasaaradda oo u baxaya caawinta abaaraha
15841659_1609059252443476_453032476_n
Kulankii dib u eegista caafimaadka
IMG_8455
Booqashadii isbitaalka Garoowe
IMG_8828
Booqashadii wasiirka ee dhulka laamiga ka baxsan
laamiga

Wasaaradda caafimaadka oo qayb ka ahayd wefti uu hoggaaminayey Madaxweynaha ku xiggeenka Puntland uu ku tegey tuulada Gosol

DSC00214 (1)Madaxwayne ku xigeenka dowladda Puntland Mudane C/xakiin C/laahi Xaaji Cumar Camey ayaa saaka booqday deegaanka Gosol ee gobolka Mudug halkaas oo biyo go’doomiyeen magaaladda.

Madaxwayne Camey oo ugu horayn ka hadlay kormeerkii maanta ayaa sheegay inay wanaagsantahay in laga Faa’iidaysto Biyaha Soconnaya ee degaannada Puntland maadaama ay abaaro ku soo noq-noqdaan deegaannada Puntland.

Wasiirka wasaarada Caafimaadka dawlada Puntland oo goobta ka hadlay ayaa isnadhankiisa  sheegay inay maanta deegaanka ku wareejinayaan Marakaneecooyin loogu talagalay inay dadku ka galaan Kaneecada ka dilaacday gobolka Mudug.

Gosol waxaa ay 40 KM dhanka bari kaga beegantahay degmada burtinle ee gobalka Nugaal waxaana ku yaalla bali weyn oo biyuhu isugu yimaadaan xilliyada roobabka,waana dhul daaqsimeed ku habboon xoolaha iyo beeraha.

DSC00214 (1)

DSC00184

DSC00214 (1)

DSC00099

DSC00199 (1)

DSC00089

DSC00069

DSC00215

DSC00194

DSC00186

DSC00040

DSC00214 (1)

DSC00110

Wasiirka Caafimaadka Dr. Cabdinaasir Cuuke
wasiir
Wasiir ku xiggeen Farah Mohamed
Wasiiru Dowle Sayid Cumar
IMG-20160217-WA0000[1]
Agaasimaha Guud Dr Cabdirisaaq Xirsi
Agaasimaha-guud-ee-wasaaradda-Caafimaadka-Puntland-Cabdisaaq-Xirsi-Xasan
Follow Us

    

Follow Us