Hay’addaha nala shaqeeya
World Health Organization .......................................................... International Organization For Migration ............................................................ United Nations International Children's Emergency Fund ........................................................... United Nations Population Fund ............................................................. World Food Program ............................................................ United Nations & AIDS‎ ........................................................... Save the Chlidren ...........................................................
Kulankii wasaaradda caafimaadka iyo Safiirka Finland u fadhiya Nairobi
17523657_1354842051243313_6126988514900868471_n
Shirka billaha ee Wasaaradda
IMG-20170326-WA0006
Arday dhammaysatay xirfadda umulisooyinka
680_5
Baabuurtii Save Children ku wareejisey W.caafimaadka
images
Shaqaalaha wasaaradda oo u baxaya caawinta abaaraha
15841659_1609059252443476_453032476_n
Kulankii dib u eegista caafimaadka
IMG_8455
Booqashadii isbitaalka Garoowe
IMG_8828
Booqashadii wasiirka ee dhulka laamiga ka baxsan
laamiga

Wasaaradda caafimaadka Puntland ayaa sheegtay in bisha Febraayo la bilaabayo dhismaha isbitaalka ugu weyn Puntland.

Wasaaradda caafimaadka Puntland ayaa soo dhoweysey Injineero ka socda dalka Jarmalka oo qiimayn ku samaynaya goobta laga dhisayo isbitaal weyn oo dowladda Jarmaalku ka hirgelinayso Puntland.

Dhisidda isbitaalka ayaa qayn ka ah mashaariic dhinaca caafimaadka ah oo ay dolwadda Jarmalku ku taageerayso Dowladda Puntland, kuwaas oo socondoona saddexda sano ee soo socda ayna ku baxayso dhaqaale gaaraya $ 31.3 Milyan oo doolar.

Agaasimaha guud ee wasaaradda caafimaadka Dr Cabdirisaaq  Xirsi Xasan iyo duqa magaalada Garoowe Xasan Goodir ayaa injineerada geeyey isbitaalka guud ee  Garoowe iyo goobaha kale ee dowladda Jarmalku mashaariicda ka fulinayso.

Agaasimahu wuxuu warbaahinta u sheegay in bisha Febraayo ee soo socota uu Madaxweynaha Puntland Pro. Cabdiweli Cali Gaas  uu si rasmi ah u dhagax dhigidoono isbitaalkan oo ahaan doona isbitaalka ugu weyn Puntland isla markaana si casriyaysan loo qalabayndoono.

 

Wasiirka Caafimaadka Dr. Cabdinaasir Cuuke
wasiir
Wasiir ku xiggeen Farah Mohamed
Wasiiru Dowle Sayid Cumar
IMG-20160217-WA0000[1]
Agaasimaha Guud Dr Cabdirisaaq Xirsi
Agaasimaha-guud-ee-wasaaradda-Caafimaadka-Puntland-Cabdisaaq-Xirsi-Xasan
Follow Us

    

Follow Us