Hay’addaha nala shaqeeya
World Health Organization .......................................................... International Organization For Migration ............................................................ United Nations International Children's Emergency Fund ........................................................... United Nations Population Fund ............................................................. World Food Program ............................................................ United Nations & AIDS‎ ........................................................... Save the Chlidren ...........................................................
Kulankii wasaaradda caafimaadka iyo Safiirka Finland u fadhiya Nairobi
17523657_1354842051243313_6126988514900868471_n
Shirka billaha ee Wasaaradda
IMG-20170326-WA0006
Arday dhammaysatay xirfadda umulisooyinka
680_5
Baabuurtii Save Children ku wareejisey W.caafimaadka
images
Shaqaalaha wasaaradda oo u baxaya caawinta abaaraha
15841659_1609059252443476_453032476_n
Kulankii dib u eegista caafimaadka
IMG_8455
Booqashadii isbitaalka Garoowe
IMG_8828
Booqashadii wasiirka ee dhulka laamiga ka baxsan
laamiga

Wasaaradda caafimaadka Puntland oo dad u tababareysa cudurka shubanka

17547347_1901632063450104_1996633004_o (1)Wasaaradda Caafimaadka Dowlada Puntland ayaa maanta oo ah 27.3.2017  tababar u qabatay dhakhaatiir iyo Isku duwayaasha caafimaadka ee Gobolladda, Waxaana furay tababarkaan Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dr Cabdinaasir Cuuke.

Ujeedka tababarka ayaa ah sidii loo fahmi lahaa in laga hortago khatarta cudurka shuban iyo qaabka loo daaweeyo dadka uu soo rito, iyo in la muujiyo sida ay heegan ugu jirto Wasaaradda Caafimaadka Puntland madaama uu cudurkani ka dilaacay meelo badan oo ka mid ah dalka Soomaaliya.

 

17547347_1901632063450104_1996633004_o

17547594_1901632090116768_1000452094_o

17548788_1901632040116773_1305994117_o

 

Wasiirka Caafimaadka Dr. Cabdinaasir Cuuke
wasiir
Wasiir ku xiggeen Aamina Xadhigle
Amina Xadhigle
Wasiiru Dowle Sayid Cumar
IMG-20160217-WA0000[1]
Agaasimaha Guud Dr Cabdirisaaq Xirsi
Agaasimaha-guud-ee-wasaaradda-Caafimaadka-Puntland-Cabdisaaq-Xirsi-Xasan
Follow Us

    

Follow Us