Hay’addaha nala shaqeeya
World Health Organization .......................................................... International Organization For Migration ............................................................ United Nations International Children's Emergency Fund ........................................................... United Nations Population Fund ............................................................. World Food Program ............................................................ United Nations & AIDS‎ ........................................................... Save the Chlidren ...........................................................
Kulankii wasaaradda caafimaadka iyo Safiirka Finland u fadhiya Nairobi
17523657_1354842051243313_6126988514900868471_n
Shirka billaha ee Wasaaradda
IMG-20170326-WA0006
Arday dhammaysatay xirfadda umulisooyinka
680_5
Baabuurtii Save Children ku wareejisey W.caafimaadka
images
Shaqaalaha wasaaradda oo u baxaya caawinta abaaraha
15841659_1609059252443476_453032476_n
Kulankii dib u eegista caafimaadka
IMG_8455
Booqashadii isbitaalka Garoowe
IMG_8828
Booqashadii wasiirka ee dhulka laamiga ka baxsan
laamiga

Wasaaradda caafimaadka Puntland oo lagu wareejiyey Database Online ah kaas oo

20170513_121426Markay taariikhdu ahayd 13 Maajo, 2017 waxaa Wasaaradda Caafimaadka Puntland lagu wareejiyey Software Online ah oo loo isticmaali doono  warbixinta maaraynta caafimaadka ee heer Degmo (DHIS2).  Borogaraamkan  ayaa ah mid aad casri ah ayna isticmaalaan in ka badan 47 dal iyo 23 urur kuwaas oo ku kala yaalla 4 qaaradood oo adduunka ah.

Wasiirka caafimaadka Puntland Cabdinaasir Cuuke oo goob joog ka ahaa xilwareejinta ayaa aad u ammaanay borogaraamkan casriga ah kaas oo 47 waddan oo caalamka ah laga isticmaallo. Waxaanu wasiirku sheegay in borogaraamkani wax weyn ka taridoono warbixinaha wasaaradda caafimaadka kuwaas oo markii hore qaab kale lagu soo gudbin jirey laakiin qaabkan onlineka ahi uu ka dhigi doono warbixinaha kuwo si sahlan iyo wakhti kasta la helikaro. Wuxuu wasiirku aad ugu mahadceliyey Hay’adda UNICEF oo ah hay’addii ay wasaaradda caafimaaadka iska kaashadeen soo saarista borogaraamkan.  Waxaa kaloo  wasiirku aad ugu mahad celiyey shaqaalihii wasaaradda caafimaadka Puntland ee gacanta weyn ku lahaa soo bixitaankii borogaraamkan,

 

Waxaa isna goobta ka hadlay maxada Maaraynta caafimaadka ee heer degmo Sharmaake  Xasabn Cali oo isna sheegay qaababkii uu soo maray borogaarmamkani iyo guusha laga gaadhay.

 

Waxaa isna goobta ka hadlay Muhsin oo ka socdey UNICEF kaas oo sheegay in ay guul weyn u tahay UNICEF iyo Wasaaradda caafimaadka Puntland dhamaystirka borogaraamkan kaas oo ah mid casri oo Putland wakhti ku habboon laga hirgeliyey.

Waxaa ugu danbayntii halkaa shahaadooyiin lagu guddoonsiiyey shaqaalihii Unicef iyo wasaaradda caafimaadka ee borogaraamkan hirgeliyey,

IMG-20170513-WA0011 - Copy

IMG-20170513-WA0007

20170513_121426
IMG-20170513-WA0017
IMG-20170513-WA0028
 

Wasiirka Caafimaadka Dr. Cabdinaasir Cuuke
wasiir
Wasiir ku xiggeen Farah Guled
Wasiiru Dowle Sayid Cumar
IMG-20160217-WA0000[1]
Agaasimaha Guud Dr Cabdirisaaq Xirsi
Agaasimaha-guud-ee-wasaaradda-Caafimaadka-Puntland-Cabdisaaq-Xirsi-Xasan
Follow Us

    

Follow Us