Hay’addaha nala shaqeeya
World Health Organization .......................................................... International Organization For Migration ............................................................ United Nations International Children's Emergency Fund ........................................................... United Nations Population Fund ............................................................. World Food Program ............................................................ United Nations & AIDS‎ ........................................................... Save the Chlidren ...........................................................
Kulankii wasaaradda caafimaadka iyo Safiirka Finland u fadhiya Nairobi
17523657_1354842051243313_6126988514900868471_n
Shirka billaha ee Wasaaradda
IMG-20170326-WA0006
Arday dhammaysatay xirfadda umulisooyinka
680_5
Baabuurtii Save Children ku wareejisey W.caafimaadka
images
Shaqaalaha wasaaradda oo u baxaya caawinta abaaraha
15841659_1609059252443476_453032476_n
Kulankii dib u eegista caafimaadka
IMG_8455
Booqashadii isbitaalka Garoowe
IMG_8828
Booqashadii wasiirka ee dhulka laamiga ka baxsan
laamiga

Wasaaradda Caafimaadka Puntland oo maanta tababar u furtay shaqaalaheeda caafimaadka

17554977_1901632100116767_1457450567_nWasaaradda caafimaadka dowladda Puntland ayaa maanta tababar u furtay shaqaalaha caafimaadka ee sagaalka gobol ee Puntland, kuwaas oo loo tababarayo cudurrada kala ah, Shubanka, Malaariyada, Jadeecada iyo cudurrada degdegga ah ee ku dhaca Saableyda.

Agaasimaha guud ee wasaaradda caafimaadka Puntland Dr. Cabdirisaaq Xirsi Xasan ayaa u sheegay shaqaalaha caafimaadka inay tegi doonaan deegaannada cudurradan laga soo sheegay, wuxuuna sheegay in talaabadani qayb ka tahay gurmadka caafimaadka ee abaaraha.

Wasiirka caafimaadka Puntland Dr. Cabdinaasir Cuuke oo furay tababarkan ayaa sheegay nuhiimada barnaamijkaan inuu yahay in shaqaalaha caafimaadka lagu tababaro sidii ay aqoon dheeraad ah ugu yeelan lahaayeen cudurrada iyo astaamahooda.

Dr. Cabdinaasir Cuuke ayaa sheegay inay kula xisaabtamidoonaan shaqaalaha caafimaadka waxyaabaha laga sugayo oo ah inay kasoo jawaabaan cudurro badan oo ku dhacay dadka abaaruhu saameeyeen, cudurradaas oo isugu jira kuwo kala duwan oo u baahan inaan la isku khaldin.

Qofkii dhaqtarnimo la biday oo Ilmihii loo keenay wuxuu doonay isaga hadlay, waa dhibaatada aan ka cararayno, markaa waxaa la idinka rabaa inaad garan kartaan cudur walba iyo macnihiisa ama sharaxaadiisa,” ayuu yidhi wasiirka caafimaadku.

Waxaa kale oo wasiirku sheegay inay shaqaalaha kula xisaabtami doonaan qaabka loo isticmaalay daawooyinka, isagoo cadeeyay in wasaaraddu bixindoonto daawo qiyaasan oo lagu jaangoyndoono muddada shaqadu halkaas ka socoto.

 

17555136_1901632090116768_1000452094_n

17618879_1716035468412520_1443056862_n

17820897_1716035978412469_1360810922_n

17842453_1716035878412479_1277761272_n

17857402_1716036331745767_1872806917_n

17858053_1716036155079118_1177344487_n

 

Wasiirka Caafimaadka Dr. Cabdinaasir Cuuke
wasiir
Wasiir ku xiggeen Farah Mohamed
Wasiiru Dowle Sayid Cumar
IMG-20160217-WA0000[1]
Agaasimaha Guud Dr Cabdirisaaq Xirsi
Agaasimaha-guud-ee-wasaaradda-Caafimaadka-Puntland-Cabdisaaq-Xirsi-Xasan
Follow Us

    

Follow Us