Hay’addaha nala shaqeeya
World Health Organization .......................................................... International Organization For Migration ............................................................ United Nations International Children's Emergency Fund ........................................................... United Nations Population Fund ............................................................. World Food Program ............................................................ United Nations & AIDS‎ ........................................................... Save the Chlidren ...........................................................
Kulankii wasaaradda caafimaadka iyo Safiirka Finland u fadhiya Nairobi
17523657_1354842051243313_6126988514900868471_n
Shirka billaha ee Wasaaradda
IMG-20170326-WA0006
Arday dhammaysatay xirfadda umulisooyinka
680_5
Baabuurtii Save Children ku wareejisey W.caafimaadka
images
Shaqaalaha wasaaradda oo u baxaya caawinta abaaraha
15841659_1609059252443476_453032476_n
Kulankii dib u eegista caafimaadka
IMG_8455
Booqashadii isbitaalka Garoowe
IMG_8828
Booqashadii wasiirka ee dhulka laamiga ka baxsan
laamiga

Wasaaradda caafimaadka Puntland oo shaqo u joogta Gobollada Haayland iyo Sanaag

17757548_1433930393348709_8082137480659713142_nIyadoo ay beryahan Wasaaradda caafimaadka Puntland ay waddey dardar gelin caafimaad oo ku aadan dhammaan Gobollada Puntland, halkaas oo ay ka jirto abaar baahsan oo ay wehilliyaan xanuunno iyo dhibaatooyin kale oo ka dhashay abaarta, ayay wasaaraddu sagaal gobol u dirtay tiimam caafimaad oo xaaladda caafimaad daro ee meellahaas ka jirta gacan bir ah ku qabta.

Waxaa sidoo kale maanta oo bishu tahay 12.4.2017 u anbabaxay Gobolka Haylaand iyo Sanaag Wasiirka caafimaadka Puntland Dr. Cabdinaasir Cismaan Ciise Cuuke oo ay wehelliyaan Agaasimaha Guud ee wasaaradda caafimaadka Dr. Cabdirisaaq Xirsi Xasan, Agaasimaha waaxda caafimaadka aasaasiga ah Dr. Cabdirisaaq Abshir Xirsi. Ujeedada booqashadooduna waxay la xidhiidhaa soo furitaanka Xarrun caafimaad oo lag Furay Degmada Dhahar. Xarruntan oo loogu talagalay daryeelka carruurta nafaqada liidata. Xarruntan oo ah mid aad loogu baahi qabey ayaa dadka deegaanku aad u soo dhoweeyeen uguna mahad naqeen wasaaradda caafimaaadka Puntland iyo guud ahaan dowladda Puntland.

Wasaaradda caafimaadku waxay kaloo booqatay degmaa Badhan halkaas oo wasaaraddu ka hirgelisey xarrun caafimaad  oo loogu talagalay daryeelka carruurta nafaqada liidata oo la mid ah tii hore looga hirgeliyey degmada Dhahar.

Waxaa kaloo safarka ku jira soo indho indhayn xaaladda abaareed iyo caafimaad ee Gobolladaas ka jirta iyo u kuur gelidda shaqada tiimamkii wasaaraddu dirtay ee ka socdaa halkaas.

17523506_1433938893347859_5383204875195705836_n

17757321_1433928183348930_800699022715309279_n

17757548_1433930393348709_8082137480659713142_n

17799142_1433940913347657_3637352139152735771_n

17862772_1433858610022554_3952569545103418205_n

17884493_1433937183348030_627738193757244540_n

17903630_1433936213348127_3737948485946667695_n

17861859_1433860090022406_2474349294886993580_n

17952540_1437173946357687_9095818764862341286_n

17862571_1437173943024354_3587754917885191449_n 17884257_1437173443024404_5403962245767285684_n

17903840_1437174693024279_3146889565134037359_n

17951958_1437173323024416_8641898858335552871_n

17904333_1437173466357735_1503409385799379585_n

17952759_1437173269691088_760268291237471325_n

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

17862276_1437173629691052_2864322954389834174_n
17861567_1437173299691085_8640588417709117637_n

17903840_1437174996357582_5663310764468282143_n
17904044_1437173136357768_2788832549216286305_n

 

 

 

 

 

 

 

 

 

17862571_1437173943024354_3587754917885191449_n

Wasiirka Caafimaadka Dr. Cabdinaasir Cuuke
wasiir
Wasiir ku xiggeen Aamina Xadhigle
Amina Xadhigle
Wasiiru Dowle Sayid Cumar
IMG-20160217-WA0000[1]
Agaasimaha Guud Dr Cabdirisaaq Xirsi
Agaasimaha-guud-ee-wasaaradda-Caafimaadka-Puntland-Cabdisaaq-Xirsi-Xasan
Follow Us

    

Follow Us