Hay’addaha nala shaqeeya
World Health Organization .......................................................... International Organization For Migration ............................................................ United Nations International Children's Emergency Fund ........................................................... United Nations Population Fund ............................................................. World Food Program ............................................................ United Nations & AIDS‎ ........................................................... Save the Chlidren ...........................................................
Kulankii wasaaradda caafimaadka iyo Safiirka Finland u fadhiya Nairobi
17523657_1354842051243313_6126988514900868471_n
Shirka billaha ee Wasaaradda
IMG-20170326-WA0006
Arday dhammaysatay xirfadda umulisooyinka
680_5
Baabuurtii Save Children ku wareejisey W.caafimaadka
images
Shaqaalaha wasaaradda oo u baxaya caawinta abaaraha
15841659_1609059252443476_453032476_n
Kulankii dib u eegista caafimaadka
IMG_8455
Booqashadii isbitaalka Garoowe
IMG_8828
Booqashadii wasiirka ee dhulka laamiga ka baxsan
laamiga

Wasaaradda Caafimaadka Puntland oo xariga ka jartay Xarunta caafimaadka ee Jariiban

Wasaaradda Caafimaadka ee dowladda Puntland ayaa xariga ka jartay xarunta Caafimaadka ee degmada Jariiban ee gobolka Mudug.

Munaasabadda xariga jarusta ayaa waxaa ka hadlay masuuliyiin kala ah Wasiirka Caafimaadka Puntland Dr Cabdinaasir  Cuuke, Gudoomiyaha degmada Jariiban, Odayaasha iyo Bahda Caafimadka ee degmada Jariiban.

Ugu horayn Madaxa Caafimaadka degmada Jariiban ayaa sharaxaad ka bixiyey qaabka uu u shaqeeyo Isbitaalka sidoo kale waxaa halkaasi ka hadlay Isuduwaha wasaaradda Caafimaadka Puntland ee gobolka Mudug.

Qaar ka mid ah Waxgaradka degmada Jariiban ayaa soo dhoweeyey xarig ka jarista xarunta Caafimaad ee degmadu ay yeelatay.

Guddoomiyaha degmada Jariiban ee gobolka Mudane Maxamed Yuusuf Shirwac ayaa dhankiisa wuxuu sheegay inay degmadan Baahi u qabtay Xarun Caafimaad.

Wasiirka wasaaradda Caafimaadka dowladda Puntland Mudane C/naasir Cismaan Cuuke ayaa ka sheekeeyey marxaladiihii uu soo maray isbitalkan laga furay degmada Jariiban waxaa kaloo wasiirku sheegay mihiimadda ay leedahay xaruntani iyo in ay ka faa’iidaysan doonaan dadka ku nool degmada Jariiban.

 

 

 

Wasiirka Caafimaadka Dr. Cabdinaasir Cuuke
wasiir
Wasiir ku xiggeen Farah Mohamed
Wasiiru Dowle Sayid Cumar
IMG-20160217-WA0000[1]
Agaasimaha Guud Dr Cabdirisaaq Xirsi
Agaasimaha-guud-ee-wasaaradda-Caafimaadka-Puntland-Cabdisaaq-Xirsi-Xasan
Follow Us

    

Follow Us