Hay’addaha nala shaqeeya
World Health Organization .......................................................... International Organization For Migration ............................................................ United Nations International Children's Emergency Fund ........................................................... United Nations Population Fund ............................................................. World Food Program ............................................................ United Nations & AIDS‎ ........................................................... Save the Chlidren ...........................................................
Kulankii wasaaradda caafimaadka iyo Safiirka Finland u fadhiya Nairobi
17523657_1354842051243313_6126988514900868471_n
Shirka billaha ee Wasaaradda
IMG-20170326-WA0006
Arday dhammaysatay xirfadda umulisooyinka
680_5
Baabuurtii Save Children ku wareejisey W.caafimaadka
images
Shaqaalaha wasaaradda oo u baxaya caawinta abaaraha
15841659_1609059252443476_453032476_n
Kulankii dib u eegista caafimaadka
IMG_8455
Booqashadii isbitaalka Garoowe
IMG_8828
Booqashadii wasiirka ee dhulka laamiga ka baxsan
laamiga

Wasiirka Caafimaadka Puntland oo soo gabagabeeyay Kormeer Caafimaad oo uu ku tagay Gobolka Mudug.

Wasiirka Caafimaadka Dowlada Puntland,Agaasimaha Guud ee wasaaradda Caafimaadka,Agaasimaha waaxda Caafimaadka Asaasigaa ah ayaa soo gabagabeeyay safar Shaqo oo ay ku booqdeen Xarumaha Caafimaad ee ka jira Galkacayo,Balli Busle,Jariiban,iyo Dhinowda, iyagoo eegaya sida ay ushaqeeyaan MCHyada ku yaal xarumahas.

Mudadii ay booqanayeen wasiirka iyo wafdigiis deegaanadas waxay kulan la qaateen maamulada degmooyinka, waxgaradka iyo Howlwadeenada Caafimaadka waxayna ka wada hadleen sidii kor loogu qaadi lahaa Caafimaadka Dadweynaha iyo wixii caqabadaha ee jira dhanka Caafimaadka iyo Guud ahaanba Nolasha Bulshada.

Wasiirka Caafimaadka ayaa sheegay in ay ka go’antahay wasaaradda Caafimaadku wax weyn ka qabato baahiyaha caafimaad ee ka jira Puntland,isagoo sheegay in safarkisii Mudug uu wax badan kusoo arkay.

fcha2g1d1

Wasiirka Caafimaadka Dr. Cabdinaasir Cuuke
wasiir
Wasiir ku xiggeen Farah Mohamed
Wasiiru Dowle Sayid Cumar
IMG-20160217-WA0000[1]
Agaasimaha Guud Dr Cabdirisaaq Xirsi
Agaasimaha-guud-ee-wasaaradda-Caafimaadka-Puntland-Cabdisaaq-Xirsi-Xasan
Follow Us

    

Follow Us