Hay’addaha nala shaqeeya
World Health Organization .......................................................... International Organization For Migration ............................................................ United Nations International Children's Emergency Fund ........................................................... United Nations Population Fund ............................................................. World Food Program ............................................................ United Nations & AIDS‎ ........................................................... Save the Chlidren ...........................................................
Kulankii wasaaradda caafimaadka iyo Safiirka Finland u fadhiya Nairobi
17523657_1354842051243313_6126988514900868471_n
Shirka billaha ee Wasaaradda
IMG-20170326-WA0006
Arday dhammaysatay xirfadda umulisooyinka
680_5
Baabuurtii Save Children ku wareejisey W.caafimaadka
images
Shaqaalaha wasaaradda oo u baxaya caawinta abaaraha
15841659_1609059252443476_453032476_n
Kulankii dib u eegista caafimaadka
IMG_8455
Booqashadii isbitaalka Garoowe
IMG_8828
Booqashadii wasiirka ee dhulka laamiga ka baxsan
laamiga

Wasiirka Caafimaadka Dowladda Puntland ayaa xariga ka jaray MCH tuulada Xaar Xaar

19512079_1859386524077413_1798198021_n-1Wasiirka Caafimaadka Dowladda Puntland Cabdinaasir Cismaan Cuuke ayaa xariga ka jaray MCH-ka tuulada Xaar Xaar oo dhismihiisa iska kaashadeen Dowladda Puntland iyo bulshada deegaanka Xaar Xaar. Waxaa kaloo wasiirku hawlgeliyey MCH-ka Kulmiye.

Xildhibaan Axmed Jaamac oo goobta ka hadlay ayaa sheegay in tuulada Xaar Xaar ay door weyn ka qaadatay hirgelinta MCH-kan. Guddoomiyaha degmada Burtinle Maxamed Maxamuud Buurdibi ayaa ku ammaanay doorka wasaaradda caafimaadku ka qaaday horumarinta caafimaadka degmada.

Bulashada degmada Xaar Xaar ayaa sheegay in ay baahi weyn u qabeen hirgelinta MCH-ka waxaanay sheegeen in uu baahida degmada wax weyn ka taridoono.

Waxaa kaloo wasiirka caafimaadku kormeer ku tegey dhismaha isbitaalka Xarfo oo wasaaradda caafimaadku bilowday hawlo balaadhani ku socoto. Odayaasha degmada Xarfo ayaa wasaaradda uga mahad celiyey dad;daalka ay u gashay dhisidda isbitaalka Xardo waxaanay ballan qaadeen in garab ku siinayaan wasaaradda mashruucan iyo dhamays-tirkiisa.

Wasiirka waxaa socodkiisa ku weheliyey agaasimayaasha wasaaradda caafimaadka iyo saraakiil ka socta Hay’adda World Vision oo wasaaradda caafimaadka iska kaashadaan arrimaha caafimaadka.

Wasiirka caafimaadku wuxuu hore u soo furay xarumaha tuulada Baq Baq, Budanbuto, Diilin, Suubaan, Yoonbas, iyo isbitaalka hooyada iyo dhalaanka oo laga hirgeliyey Degmada Eyl

20562768_1855142621168470_1756665360_n-1

20563073_1855142294501836_593447612_n-1

20614358_1855143994501666_1142080324_n

20623923_1855144037834995_2126195225_n-1

20624083_1855144237834975_334128793_n

20624688_1855142344501831_402866257_n

20632560_1859385404077525_963817569_n

20645634_1859386724077393_1379793728_n

20645649_1859385297410869_1993945720_n

20645670_1859385457410853_50226008_n

20646028_1859384714077594_1723178508_n

 

Wasiirka Caafimaadka Dr. Cabdinaasir Cuuke
wasiir
Wasiir ku xiggeen Farah Mohamed
Wasiiru Dowle Sayid Cumar
IMG-20160217-WA0000[1]
Agaasimaha Guud Dr Cabdirisaaq Xirsi
Agaasimaha-guud-ee-wasaaradda-Caafimaadka-Puntland-Cabdisaaq-Xirsi-Xasan
Follow Us

    

Follow Us