Hay’addaha nala shaqeeya
World Health Organization .......................................................... International Organization For Migration ............................................................ United Nations International Children's Emergency Fund ........................................................... United Nations Population Fund ............................................................. World Food Program ............................................................ United Nations & AIDS‎ ........................................................... Save the Chlidren ...........................................................
Kulankii wasaaradda caafimaadka iyo Safiirka Finland u fadhiya Nairobi
17523657_1354842051243313_6126988514900868471_n
Shirka billaha ee Wasaaradda
IMG-20170326-WA0006
Arday dhammaysatay xirfadda umulisooyinka
680_5
Baabuurtii Save Children ku wareejisey W.caafimaadka
images
Shaqaalaha wasaaradda oo u baxaya caawinta abaaraha
15841659_1609059252443476_453032476_n
Kulankii dib u eegista caafimaadka
IMG_8455
Booqashadii isbitaalka Garoowe
IMG_8828
Booqashadii wasiirka ee dhulka laamiga ka baxsan
laamiga

Wasiirka Caafimaadka Dowladda Puntland oo daahfuray isbitaal lagu daweynayo qaaxada nooca u adkaysta daawada

6-1Wasiirka wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland ayaa furay xarun lagu daweyn doono dadka qaba cudurka qaaxada gaar ahaan nooca iska caabida daawada ee loo yaqaan MDR TB. Wasiirka ayaa shacabka u soo jeediyey in ay  isbitaalkan ilaashadaan, isbitaalkan oo noqonaya kii saddexaad ee laga furo guud ahaan Soomaaliya.

Dr Cali Xasan oo ah madaxa qaaxada ee wasaaradda caafimaadka Puntland ayaa ka sheekeeyey baahida keentay in xaruntan laga furo Gaalkacyo, isagoo tilmaamay in baaritaan ay sameeyeen iyaga iyo WHO ay ku ogaadeen inay bateen tirada dadka qaba fayriska noocan ah iyagoo qabana ay daawo u raadsan jireen Hargeysa iyo Muqdisho.

Dr Cali Xasan ayaa sidoo kale codsi u diray dhakhaatiirta caafimaadka in qofkii ay ka heleen cudurkan in aanay daawo isaga qorin daawada  ee ay si toos ah ugu soo diraan xarumaha lagu daweeyo cudurkan qaaxada.

Madax ka socdey hay’adda WHO iyo World Vision ayaa sheegay in wasaaradda caafimaadka Puntland ku garab taagan yihiin sidii xanuunkan loo xakamayn lahaa. Maamulka gobolka Mudug iyo kan degmada oo ka soo qayb galay furitaanka Isbitaalka ayaa wasaaradda caafimaadka uga mahad celiyey  furitaanka Isbitaalka baahiweyna loo qabey.

3-3

14-1

15-1

5-1

6-1

7-3

9-2

10-1

11-1

12-3

15-1

16-3

14-1

 

 

Wasiirka Caafimaadka Dr. Cabdinaasir Cuuke
wasiir
Wasiir ku xiggeen Farah Guled
Wasiiru Dowle Sayid Cumar
IMG-20160217-WA0000[1]
Agaasimaha Guud Dr Cabdirisaaq Xirsi
Agaasimaha-guud-ee-wasaaradda-Caafimaadka-Puntland-Cabdisaaq-Xirsi-Xasan
Follow Us

    

Follow Us