Hay’addaha nala shaqeeya
World Health Organization .......................................................... International Organization For Migration ............................................................ United Nations International Children's Emergency Fund ........................................................... United Nations Population Fund ............................................................. World Food Program ............................................................ United Nations & AIDS‎ ........................................................... Save the Chlidren ...........................................................
Kulankii wasaaradda caafimaadka iyo Safiirka Finland u fadhiya Nairobi
17523657_1354842051243313_6126988514900868471_n
Shirka billaha ee Wasaaradda
IMG-20170326-WA0006
Arday dhammaysatay xirfadda umulisooyinka
680_5
Baabuurtii Save Children ku wareejisey W.caafimaadka
images
Shaqaalaha wasaaradda oo u baxaya caawinta abaaraha
15841659_1609059252443476_453032476_n
Kulankii dib u eegista caafimaadka
IMG_8455
Booqashadii isbitaalka Garoowe
IMG_8828
Booqashadii wasiirka ee dhulka laamiga ka baxsan
laamiga

Wasiirka Caafimaadka Puntland oo Boosaaso kulan kula qaatay shaqaalaha Cafimaadka gobolka Bari

Wasiirka wasaaradda caafimaadka Puntland iyo Qaar ka mid ah madaxda sare ee wasaaradda oo safar shaqo ku jooga magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka bari ayaa kulan la qaatay dhammaan shaqaalaha caafimaadka gobolka bari kulankaas oo ku aadan sidii la isag xogwaraysan lahaa howlaha caafimaad ee ka socda gobolka

Kulankan oo ka dhacay xarunta wasaaradda caafimadka gobolka Bari ayaa intii u socda waxaa warbixino looga dhageystay shaqaalaha kala duwan ee wasaradda . dhammaan masuuliyiinta cafimaadka heer gobol iyo degmo waxayna wasiirka uga warbixiyeen halka ay wax u marayaan iyo sida ay u socdaan howlaha caafimaadka ee gobalka.

Agaasimaha guud ee wasarada caafimaadka Puntland iyo agaasimaha waaxda caafimadka asaasiga ee wasaradda oo iyana wasiirka ku wehliyay safarka shaqo ee ay ku joogaan caasimadda gobolka bari ayaa shaqaalaha wax badan ka waydiiyey sida ay u socdaan howlahooda shaqo iyo caqabadaha jira.

Kulanka oo socday in ka badan saacad ayaa marku soo gabagaboobay waxa saxaafada la hadlay wasiirka cafimaadka Puntland isagoona sheegay inay boosaaso kala kulmeen shaqo hufan taaasna ay ugu mahadcelinayaan shaqaalaha caafimaadka iyo hay’adaha kala shaqeeya caafimaadka

Wasiirka ayaa sidoo kale xusay inta u joogo magaalada Boosaaso inuu daahfuridoono mashruuc caafimaad oo loogu talagalay gobol Bari iyo Gardafuu kaasoo xooga lagu saari doono sidii loo tayayn lahaa dhammaan xarumaha caafimaad ee ku yaala 2-da gobol bari iyo gardafuu iyo waliba siii loo dhisi lahaa xarumo kale oo caafimaad kuwaaso iminka ay baahidoodu taagan tahay.


 

Wasiirka Caafimaadka Dr. Cabdinaasir Cuuke
wasiir
Wasiir ku xiggeen Farah Mohamed
Wasiiru Dowle Sayid Cumar
IMG-20160217-WA0000[1]
Agaasimaha Guud Dr Cabdirisaaq Xirsi
Agaasimaha-guud-ee-wasaaradda-Caafimaadka-Puntland-Cabdisaaq-Xirsi-Xasan
Follow Us

    

Follow Us