Hay’addaha nala shaqeeya
World Health Organization .......................................................... International Organization For Migration ............................................................ United Nations International Children's Emergency Fund ........................................................... United Nations Population Fund ............................................................. World Food Program ............................................................ United Nations & AIDS‎ ........................................................... Save the Chlidren ...........................................................
Kulankii wasaaradda caafimaadka iyo Safiirka Finland u fadhiya Nairobi
17523657_1354842051243313_6126988514900868471_n
Shirka billaha ee Wasaaradda
IMG-20170326-WA0006
Arday dhammaysatay xirfadda umulisooyinka
680_5
Baabuurtii Save Children ku wareejisey W.caafimaadka
images
Shaqaalaha wasaaradda oo u baxaya caawinta abaaraha
15841659_1609059252443476_453032476_n
Kulankii dib u eegista caafimaadka
IMG_8455
Booqashadii isbitaalka Garoowe
IMG_8828
Booqashadii wasiirka ee dhulka laamiga ka baxsan
laamiga

Wasiirka Caafimaadka Puntland oo furay Shirka dib u eegista Mashaariicda Caafimaadka Gobolka Karkaar.

Shirkan dib u eegista lagu samaynayo mashaariicda caafimaad ee ka socda gobolka Karkaar ayaa waxa ka qaybgalay dhammaan maasuuliyiinta xarumaha caafimaadka ee ku yaala gobolka, madax ka socota ha’yadda Save The children iyo madaxda sare ee wasaaradda oo uu hor-kacayo wasiirka wasaaradda caafimaada Puntland Dr.C.nasir Cismaan Cuuke wuxuuna shirkani ka dhacay xarunta caafimaadka degmada Waaciye.

Shirkan oo ah mid sanadkiiba 2 jeer la qabto ayaa waxaa lagu soo bandhigaa inta badan shaqada caafimaad ee ka socota gobolka iyo caqabadaha jira iyadoo degmo walba oo ka tirsan gobolka laga dhagasysto warbixinta cafimaad ee degmadaasi.

Ugu horayn shirka waxa ka hadlay duqa degmada Waaciye iyo isuduwaha wasaaradda caafimadaka goblka Karkar liibaan Yuusuuf Axmed Khayr waxayna xuseen muhiImadDa caafimaadku u leeyahay bulshada halka Agaasimaha guud ee wasaaradda C/rizaaq Xirsi Xasan sheegay in inta uu socdo shirkani uu rajaynayo in degoomiyinka gobolku ay soo bandhigaan caqabadaha jira iyo horumarada la gaaray.

Jaamc Maxamed Dacar oo kamid ah madaxda Save The Children gobolka Karkaar ayaa sheegay in shirkani muhimadiisu tahay in dib loo eego mashaariicda caafimaad ee hay’ada Save The Children ka wado gobolka kuwaasoo isugu jira mashaariic horumarineed, mashaariic deg deg ah oo loogu talagalay inay ka jawaab celiyaan abaaraha waxaana mashaariicdaasi kamid ah Mashruuca hooyada iyo dhalaanka, Mashaariic kale oo isku dhaf ah oo ay Nafaqadu kamid tahay, hay’adda Save ayaa taageerta 46 goobood oo xarumo caafimaad ah kuwaasoo ku yaalla gobolka iyo 6 kooxood oo ah kuwa wareega. Dhamaan xarumahaasi waxa ka howlgala shaqaale gaaraya 366.

Wasiirka wasaaradDa caafimaadka ayaa ugu dambayn si rasmi ah u furay shirka wuxuuna shaqalaha gobolka Karkaar ku amaanay sida howlkarnimada leh ee ay u gutaan amaanada ay u hayaan bulshada gobolkana ay gaarsiisay inuu helo mashaariicda ugu balaaran saddexda mashruuc ee xiligan ka socda gobolka Bari iyo Gardafuu, Mashruuca Nugaal iyo Mudug iyo Mashruuca Karkaar wuxuuna wasirku ugu dambayn xusay in mashruuca Karkaar u ka duwanyahay labada kale oo mudadiisu tahay 5 sano halka kuwa kale ay yihiin 3 sano.

width=”600″ height=”860″ />

Wasiirka Caafimaadka Dr. Cabdinaasir Cuuke
wasiir
Wasiir ku xiggeen Farah Mohamed
Wasiiru Dowle Sayid Cumar
IMG-20160217-WA0000[1]
Agaasimaha Guud Dr Cabdirisaaq Xirsi
Agaasimaha-guud-ee-wasaaradda-Caafimaadka-Puntland-Cabdisaaq-Xirsi-Xasan
Follow Us

    

Follow Us