Hay’addaha nala shaqeeya
World Health Organization .......................................................... International Organization For Migration ............................................................ United Nations International Children's Emergency Fund ........................................................... United Nations Population Fund ............................................................. World Food Program ............................................................ United Nations & AIDS‎ ........................................................... Save the Chlidren ...........................................................
Kulankii wasaaradda caafimaadka iyo Safiirka Finland u fadhiya Nairobi
17523657_1354842051243313_6126988514900868471_n
Shirka billaha ee Wasaaradda
IMG-20170326-WA0006
Arday dhammaysatay xirfadda umulisooyinka
680_5
Baabuurtii Save Children ku wareejisey W.caafimaadka
images
Shaqaalaha wasaaradda oo u baxaya caawinta abaaraha
15841659_1609059252443476_453032476_n
Kulankii dib u eegista caafimaadka
IMG_8455
Booqashadii isbitaalka Garoowe
IMG_8828
Booqashadii wasiirka ee dhulka laamiga ka baxsan
laamiga

Wasiirka caafimaadka Puntland oo kulan la qaatay maamulka iyo shaqaalaha isbitaalka guud ee Garowe

_DSC4341-1Wasiirka caafimaadka dowladda Puntland Dr.Cabdinaasir Cuuke ayaa  ka qeyb galay shirka subaxlaha ee ay  isugu yimaadaan Maamulka iyo shaqaalaha isbitaalka guud ee magaalada Garowe.

Wasiirka caafimaadka waxaa uu warbixin ka dhageystay agaasimaha isbitaalka Garowe Dr. Cabdisamad Axmed Jaamac, isagoo kadibna uga mahad celiyay agaasimaha iyo shaqaalihiisa doorka lama ilaawaanka ahaa ee ay ka qaateen baxnaaninta ciidamadii ku dhaawacmay dagaalkii lagu jabiyay argigixixisada Alshabaab ee bishii Maarso ka dhacay dhulka xeebaha Mudug iyo Nugaal.

Dr.Cabdinaasir Ciise ayaa sidoo kale u mahad celiyay maamulka iyo shaqaalaha caafimaad ee isbitaalada Gaalkacyo, Garacad iyo Godob jiraan, kuwaas oo iyagana  door ka qaatay adeega caafimaad ee ciidamada difaaca Puntland.

Intaas kadib wasiirka caafimaadka Puntland ayaa qeybta ilmaha murjuca ah iyo waaxda carruurta ku dhasha dhiciska, isagoo halkaasi kula kulmay gabadho samafalayaal caafimaad ah oo dalkooda si mutadawacnimo ah ugu shaqeynayay,wuxuuna si gaar ah ugu mahad celiyay gabdho reer Puntland oo qurbaha uga yimid inay aqoontooda caafimaad wax ugu qabteen shacabkooda.

IMG-20160509-WA0013 IMG-20160509-WA0010 IMG-20160509-WA0009 IMG-20160509-WA0014

Wasiirka Caafimaadka Dr. Cabdinaasir Cuuke
wasiir
Wasiir ku xiggeen Aamina Xadhigle
Amina Xadhigle
Wasiiru Dowle Sayid Cumar
IMG-20160217-WA0000[1]
Agaasimaha Guud Dr Cabdirisaaq Xirsi
Agaasimaha-guud-ee-wasaaradda-Caafimaadka-Puntland-Cabdisaaq-Xirsi-Xasan
Follow Us

    

Follow Us